BARO XIRFAD KOR UQAAD QIIMAHAAGA SUUQA SHAQADA

Maanta bilow hayaanka hormarinta naftaadaKorna uqaad qiimaha suuqa shaqadaada  Faahiye academy horay uga sii qaado jicsinka safarkaaga 


Su,aalaha soo noq-noqday

Jawaabaha Su,aalaha aad is waydiin kartid

Su,aasha aad qabto iyo casharka kugu adkaado waxaa si toos ah u waydiin kartaa macalinka adigoo fariin ugu diraya lambarka whatsappka ama telegramka

Koorsada waa ay diyaarsantahay ma jirto waqti go,an oo casharada la qaato 

Waqti walba aad jaanis hesho ayaa casharada qaadan kartaa

Sida aad ku bixin karto qiimaha koorsada waxa aad ka heli doontaa lambarka whatsappka aad iska diiwaangalinayso

Faahiye academy hoyga xirfadaha

Everytime

Waqti kasta iyo Goob kasta aad joogto ayaa casharada qaadan kartaa 

24/7 Support

24 saac guduhood ayaa lagaaga  jawaabaha su,aalaha aad qabto